|
|||||
WAJAALE NEWS
Aabaha Dhalay Gabadh Habeenkii Xalay Nin Askari ah Ku Toogtay Magaalada Hargaysa Oo Ka Hadlay Dilka Inantiisa!
May 3, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Alle ha,unaxariistee habeenkii xalay ayaa magaaada hargaysa lagu dilay marxuumad Najma oo ahayd gabadha ka shaqaysa wasaarada beeraha iyada oo uu xabad ku dhuftay sarkaal katirsan ciidanka qaranka Somaliland. Hadaba aabaha dhalay gabadhan ayaa ka hadlay dilkeeda iyo dagaal usheegay in uu aroornimadii dhexmaray inantiisa iyo gabadh ay walaalo yihiin ninka toogtay inantiisa Sidoo kale aabaha dhalay marxuumadan ayaa shegay in aan la aasaynin ilaa laraaciyo ninka diley. Related posts:In Ka Badan 250 Qof Oo Tahriibayaal Soomaali ah, Oo Ku Xayiran Garoonka Diyaaradaha Ee Magaalada Ist... Maxkamadda Gobalka Hargeysa Oo Hay’adda UNICEF Ku Amartay Inay Bixiso Lacag Oo Shaqaalahoodii Hore ... Bulshada S/land Ee Abaartu Ku Dhacday Waxay Tabayaan Gurmadkii Walaalnimo Ee Ay Ka Filayeen Madaxway... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|