Aabaha Dhalay Gabadh Habeenkii Xalay Nin Askari ah Ku Toogtay Magaalada Hargaysa Oo Ka Hadlay Dilka Inantiisa! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Aabaha Dhalay Gabadh Habeenkii Xalay Nin Askari ah Ku Toogtay Magaalada Hargaysa Oo Ka Hadlay Dilka Inantiisa!
May 3, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Alle ha,unaxariistee habeenkii xalay ayaa magaaada hargaysa lagu dilay marxuumad Najma oo ahayd gabadha ka shaqaysa wasaarada beeraha iyada oo uu xabad ku dhuftay sarkaal katirsan ciidanka qaranka Somaliland.

Hadaba aabaha dhalay gabadhan ayaa ka hadlay dilkeeda iyo dagaal usheegay in uu aroornimadii dhexmaray inantiisa iyo gabadh ay walaalo yihiin ninka toogtay inantiisa

Sidoo kale aabaha dhalay marxuumadan ayaa shegay in aan la aasaynin ilaa laraaciyo  ninka diley.

COMMENTS
LINKS