120 Arday Oo Deeq Waxbarasho Ka Helay Dalka Itoobiya Oo Lagu Sii Sabootiyay Magaalo Xuduudeedka Wajaale. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
120 Arday Oo Deeq Waxbarasho Ka Helay Dalka Itoobiya Oo Lagu Sii Sabootiyay Magaalo Xuduudeedka Wajaale.
May 12, 2022 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W,N)-120 oo reer Somaliland ah islamarkaana deeq waxbarasho ka helay dalka itoobiya ayaa lagu sii sabootiyay magaalo xuduudeedka wajaale ee gobolka gabiley.

Waxanaa dhalinyarada waxbarshada ka helay dalka aynu jaarka nahay ee itoobiya magaalada wajaale kusii sabootiyay masuliyiinta gudida taclinta sare maamulka degmada wajaale ee dhinaca Somaliland.

Sidoo kale waxaa dhalinyarada halkaasi kusoo dhaweeyay maamulka magaalada wajaale ee dhinaca itoobiya.

Dhanka kale Agaasimaha gudida tacliinta sare Ee jsl ayaa dhalinyarada kula dardaarmay in ay ilaaliyaan qaranka ay ka socdaan kana faa,iidaystaan fursada waxbarasho ee ay heleen.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS