|
|||||
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Abiib Oo Bulshada La Wadaagay Taliye Dabagale Oo Si Masuuliyada Ka Baxsan Ugu Hanjabaday Iyo Hadaladii Uu Ku Yidhi!
April 16, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Maxamed Abiib oo kamid ah xildhibaanada golaha wakiilada somailand islamarkaana ah shakhsiyaadka ugu cad cad golaha wakiilada ee marwalaba ka hadla arimaha bulshada ayaa sheegay in taliyaha ciidanka booliska Somaliland dabagale oo ay ku kulmeen xarunta danbi baadhista uu ugu hanjabay in talaabo laga qaaday xildhibaanka ismarkaana uu ku yidhi Somalilander matihid Sidoo kale xildhibaan maxmed abiib ayaa sheegay in taliye dabagale ku yidhi shaadh ku leeg ayaa laguu talo taasi oo uu bulshada reer Somaliland iyo dadkii soo doortayba ku wargaliyay hadii wax ku dhacaan in loo raacayo taliyaha ciidanka booliska. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:“Madaxweynaha Umaan Doonan Xilka Ee Isaga Ayaa Ii Gartay''Wasiirka Cusub Ee Wasaarada Reer Miyiga J... Jaamacada DDSI Ee Jig-jiga Oo ay Maanta ka Qalinjabiyeen 822 Arday Iyo Masuuliyiinta ka Qaygalay +S... DAAWO;-Wasiiro Ka Qaybgalay Kulan Lagaga Doodayay Horumarinta Biyaha Magaalooyinka Gabiley Iyo Wajaa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|