|
|||||
WAJAALE NEWS
Wiil Yar Oo Maydkiisa Laga Soo Saaray Biyo Fadhiisinka Biriijka Weyn Ee Hargeysa.
April 30, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wiil yar oo dhalinyaro ah ayaa Maydkiisa laga soo saaray biyo fadhiisinka Biriijka weyn ee Hargeysa hoostiisa. Ciidamada Booliska ayaa goobta ka qaaday Maydka, iyadoo la baadhayo sababta keentay geeridiisa. Wiilka maydiisa laga soo saaray biyo fadhiisinkan biriijka weyn ee Hargeysa ayaa lagu magacaabi jiray Rifqi Cumar Xasan. Xilliyada Roobka inta badan biyaha daadka ayaa fadhiista Biriijka hoostiisa, iyadoo carruurtuna ku dabbaalato.
Related posts:Khataraha Siyaasadeed Ee Ku Lamaan Mashruuca Farmaajo Cabdiraxman Caynte Ee Fursad Fund Oo Hargeysa... Munaasabad Lagu Taageerayo Dooda Qaran Oo Lagu Magacaabay Gudidda Cusub ee Xisbiga Waddani laanta Tu... Guddida Dhaqaalaha Ee Golaha Wakiilada Oo Kulan Albaabadu U Xidhan Yihiin La Yeeshay Maareeyaha Deke... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|