Wefti Ka Socda Dawladda Emaaraadka Carabta Oo Dalka Yimid, Booqashana Ku Tagay Suuqa Waaheen Oo Dhawaan Gubtay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wefti Ka Socda Dawladda Emaaraadka Carabta Oo Dalka Yimid, Booqashana Ku Tagay Suuqa Waaheen Oo Dhawaan Gubtay
April 5, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wafti balaadhan oo ka socda dawlada emaraadka carabta ayaa safar ku yimid Somaliland kuwaasi oo ujeeddoodu ahayd sidii ay xogogaal ugu noqon lahaayeen suuqa waaheen shacabka Somaliland ula qaybsan lahaayeen dhibta dadkii ku caydhoobay suuqan.

Sidoo kale wwaftigan ayaa booqasho ku taay suuqa waaheen ee magaalada hargaysa iyagoo indhahooga kusoo arkay sida uu noqday iyo khasaaraha soo gaadhay.

COMMENTS
LINKS