Wasiirka Wasaarada Horumarinta Reer Miyiga Jsl Oo Magacaabay Isuduwayaasha Wasaarada Ee Gobolada Dalka! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Wasaarada Horumarinta Reer Miyiga Jsl Oo Magacaabay Isuduwayaasha Wasaarada Ee Gobolada Dalka!
April 23, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada horumarinta reer miyiga somaliland ayaa magacaabay iskuduwayaasha wasaarada ee badi gobolada dalka

Sidoo kale wasiirka wasaarada horumarinta reer miyiga ayaa magacaabay qaarkamid ah agaasime waaxeedyada wasaarada.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

COMMENTS
LINKS