Wasiirka Isgaadhsiinta Jsl Oo Sheegay In Uu Hirgalay Heshiishkii Wada Hadalka Telefoonada Shirkaduhu. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Isgaadhsiinta Jsl Oo Sheegay In Uu Hirgalay Heshiishkii Wada Hadalka Telefoonada Shirkaduhu.
April 3, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada igaadhsiinta iyo technolajiyada Somaliland ayaa shaaciyay in uu hirgalay heshiishkii wada xidhiidhka telefoonada ee shirkadaha telesom iyo somtel.

 

COMMENTS
LINKS