Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Oo Sheegay In Aanay Maalinta Bari Ah Ramadaan Ahayn. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Oo Sheegay In Aanay Maalinta Bari Ah Ramadaan Ahayn.
April 1, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada diinta Iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Cabdirasaaq Albani ayaa sheegay in aanay irin meel Somaliland ah oolaga arkay bilashada bisha ramadaan islamarkaana aanay bari ahayn soon

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS