Wasiirka Arimaha Gudaha Oo Wax Laga Waydiiyay Masuuliyiin Somaliya Ah Oo Dalbaday In Ay Hargaysa Yimaadan! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Arimaha Gudaha Oo Wax Laga Waydiiyay Masuuliyiin Somaliya Ah Oo Dalbaday In Ay Hargaysa Yimaadan!
April 4, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-WAsiirka arimaha gudaha Somaliland maxamed kaahin ahmed ayaa wax laga waydiiyay hadal kazoo yeedhay wasiirka maaliyada somaliya cabdiraxmaan bayle oo dalbaday in hadii loo ogolaado in ay hargaysa yimaadaan ay iman lahaayeen si ay usoo arkaan dadka uu saameeyay dabkii suuqa waaheen.

COMMENTS
LINKS