“Wasiirada Warfaafinta Iyo Arimaha Gudaha Waxaa Ceeb Ugu Filan In Warkoodii Warbaahintu Diiday Inay Baahiso …” Xisbiga UCID.
April 18, 2022 - Written by Editor:
HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha arimaha Gudaha ee xisbiga ucid Yuusuf Kayse cabdilaahi ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in warkii wasirada xukuumada la baahin waayo kadib markii ay colaysteen warbaahinta madaxa banana.