Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Biyaha Oo Ay Weheliyaan Maamulka Gobolka Gabiley Oo Gaadhay Magaalada Wajaale
April 13, 2022 - Written by Editor:
TOG WAJAALE(W,N)-Wasiir kuxigeenka wasaarada biyaha oo ay weheliyaan badhasaabka gobolka gabiley ayaa kormeer ku tagay degmada wajaale halkaasi oo ay kulan kula qaateen maamulka degmada tog wajaale.