Warbaahinta Madaxa Banaan Ee Gobolka Awdal Oo Ka Hadlay Xadhiga Suxufiyiinta Iyo Fariinta Ay Udireen Xukuumada. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Warbaahinta Madaxa Banaan Ee Gobolka Awdal Oo Ka Hadlay Xadhiga Suxufiyiinta Iyo Fariinta Ay Udireen Xukuumada.
April 18, 2022 - Written by Editor:

BOORAMA(W,N)-Warbaahinta madaxa banaan ee ka hawlgasha gobolka awdal ayaa ka hadlay xadhiga ay xukuumadu kula kacay wariyayaal tiro badan oo ku xidhan hargaysa.

Sidoo kale warbaahinta gobolka awdal ayaa xukuumada ugu baaqay in ay meesha ka saarto eedaha ay wariyayaasha ee ah waxay ku kaceen falal qaran dumisnimo ah iyagoo xukuumada usoo jeediyay in ay xoriyadooda usoo celiso.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS