Wafti Uu Hogaaminayo Wasiirka Maaliyada Itoobiya Oo Socdaal Ku Yimid Jsl Kormeerna Ku Tagay Suuqa Waaheen. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wafti Uu Hogaaminayo Wasiirka Maaliyada Itoobiya Oo Socdaal Ku Yimid Jsl Kormeerna Ku Tagay Suuqa Waaheen.
April 2, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wafti ka socda dawlada itoobiya oo uu hogaaminayo wasiirka maaliyada axmed shide oo ay weheliyaan wasiiro iyo xubno kale ayaa soo gaadhaycaasimada somaliland iyagoo ujeedada sfarkoodu ahayd sidii ay shacabka somaliland ula wadaagi lahaayeen murugada iyo masiibada ka dhalatay dab qabsaday suuqa ugu wayn somaliland ee waaheen kaasi oo gabi ahaanba ay ku shufbeeleen hanti tiro badani

Waftiga ka socday dawlada itoobiya ayaa soo kormeeray suuqa waaheen oo daminta dabkii ka kacay ay ka qayb qaateen dab damista magaalada jig jiga ee dalka itoobiya

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS