Wadayaasha Gaadiidka Booyadaha Biyaha Oo Cabasho Ka Muujiyay Sida Aan Loo Xusin Sidii Ay Uga Qaybqaateen Gurmadii Daminta Dabkii Suuqa Waaheen. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wadayaasha Gaadiidka Booyadaha Biyaha Oo Cabasho Ka Muujiyay Sida Aan Loo Xusin Sidii Ay Uga Qaybqaateen Gurmadii Daminta Dabkii Suuqa Waaheen.
April 24, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wadayaasha gaadiidka booyadaha biyaha ee caasimada hargaysa ayaa siwayn uga cawday xusid la,aanta doorkii ay ka qaateen gurmadii daminta dabkii suuqa waaheen oo ay qayb wayn ka qaateen ismarkaana ay labadii maalmeed ee la bakhtiinayay ay biyaha bilaa lacag ugu dhaaminayeen.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS