|
|||||
WAJAALE NEWS
Ururka Suxufiyiinta Somaliland Oo Canbaareeyay Xadhiga Wariyayaal Tiro Badan Oo Xukuumadu Xabsiga Utaxaabtay.
April 13, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Ururka suxuiyiinta Somaliland ee solja ayaa canbaareeyay xadhiga wariyayaal tiro badan oo xukuumadu galabta xidh xidhay xili ay ku gudo jireen shaqo maalmeedkoodii caadiga ahaa. Dhanka kale xisbiga wadani ayaa isna canbaareeyay xadhiga suxufiyiinta isagoo sheegay in ay tahay xadgudub. Dhawaan ayay ahayd markii wasiirka arimaha guduhu hanjabaad culus udiray warbaahinta madaxbanaan isagoo sheegay in ay yihiin kuwo waxwalba baahiyay. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Xaaladaha Siyaasadeed Ee Somalia, Dhibta Doorashada Ka Taagan Iyo Xalka Lagaga Bixi Karo! FAALO. Wafti balaadhan oo Xildhibaan Bashiir Tukaale Hogaaminayo oo Bari Buuqasho Ku Tagi Doona Gobolka Gab... DAAWO; Madaxweynaha Somaaliland Iyo Waftigii Uu Hogaaminayay oo Kormeer ku Tagay Meelaha ay ku suga... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|