Siyaasi Cabdillaahi Jawaan Oo Ka Hadlay Khilaafka Komishanka Doorashooyinka Somaliland. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Siyaasi Cabdillaahi Jawaan Oo Ka Hadlay Khilaafka Komishanka Doorashooyinka Somaliland.
April 30, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Siyaasi cabdilaahi jawaan oo kamid ahaa komishankii ugu horeeyey ee somaliland ayaa ka hadlay khilaafka soo kala dhexgalay xubnaha komishanka doorashooyinka qaranka

Sidoo kale siyaasi jawaan ayaa ka hadlay soo kala dhexgalida madaxwaynaha ee khilaafka komishanka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

COMMENTS
LINKS