Shirkada Somcable Oo Dalaayado Uqaybisay Dadkii Ka Barakacay Suuqa Waaheen Oo Dooxa Ku Dhex Ganacsada. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shirkada Somcable Oo Dalaayado Uqaybisay Dadkii Ka Barakacay Suuqa Waaheen Oo Dooxa Ku Dhex Ganacsada.
April 5, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Shirkada somcable ayaa agab dalaayo ah uqabisay dadkii ka barakacay suuqa waaheen ee hoygoodii uu galaaftay dabkii gubay suqa waaheen kuwaasi oo hada ku dhex ganacsada dooxa hargaysa dhexdiisa.

Masuuliyiin ka socday shirkada somcable,culimo iyo xildhibaano ayaa ka hadlay deeqdan shirkada so soo gaadhsiiyay hooyooyinka ka barakacay waaheen ee dooxa ku dhexganacsada oo cad ceeda fadhiyay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS