Sahamiye Foundation Oo Deeq lacageed ( $161,700 ) Gaadhsiiyay Haweenkii Ku Waxyeeloobay Gubashadii Suuqa Waaheen | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Sahamiye Foundation Oo Deeq lacageed ( $161,700 ) Gaadhsiiyay Haweenkii Ku Waxyeeloobay Gubashadii Suuqa Waaheen
April 7, 2022 - Written by Editor:

Sahamiye Foundation Oo Deeq lacageed ( $161,700 ) Gaadhsiiyay Haweenkii Ku Waxyeeloobay Gubashadii Suuqa Waaheen kuwaasi oo ganacsi dib uga bilaabay suuqa

haweenka uu deeqda lacagta gaadhsiiyay sahamiye ayaa ah haweenka khudaarka ka ganacsada kuwaasi oo umahad celiyay

COMMENTS
LINKS