“Runtii Markii Aan Arkay Suuqii Hargaysa Oo Gubanaya, Dareenkay Waan Soo Koobi Kari Waayay Habeenkiina Maan Seexan”Gabadh la Ilmaysa Sida Uu U Eekaaday Suuqii Eaaheen. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Runtii Markii Aan Arkay Suuqii Hargaysa Oo Gubanaya, Dareenkay Waan Soo Koobi Kari Waayay Habeenkiina Maan Seexan”Gabadh la Ilmaysa Sida Uu U Eekaaday Suuqii Eaaheen.
April 3, 2022 - Written by Editor:

“Shacabka Reer Hargaysa Waxaan Leeyahay Aan Isku Tashano, Hadii Hal Helicobter ah Yeelan Lahayn Suuqii Waaheen Maanta Sidaa Umuu Gubteen”Gabadh ka socotay jaamacada camuud.

HARGAYSA(W,N)-Midka kamid ah Gabdhaha dhigta jaamacada Camuud Ee gobolka awdal oo kamid ah ahayd ardaydii gurmada dabkii ka kacay suuqa waaheen utimid magaalada hargaysa ayaa siqiiro leh uga hadashay  masiibada ka dhacday suuqa waaheen oo ay ku tilmaamtay in uu u eekaaday magaalooyinkii dalka jaban ee lagu dhuftay nucleerka isagoo shacabka reer Somaliland ugu baaqday in ay isku tashadaan.

Gabadha oo ay ardayad baraha kuliyada ingineerinka ayaa sheegay in ay diyaar utahay wiixii aqoonteeda ah ee wax lagaga qabanayo qorshaha suuqa waaheen ee magaalada hargaysa oo ay dawlada hoose ka codsatay in aan la dhisin ilaa dib loo qorsheeyo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS