“Quwadaha Caalamka Waxa Ay Aqoonsan Doonaan Jamhuuriyada Somaliland”! Khabiir Aleksi Ylonen. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Quwadaha Caalamka Waxa Ay Aqoonsan Doonaan Jamhuuriyada Somaliland”! Khabiir Aleksi Ylonen.
April 22, 2022 - Written by Editor:

Aleksi Ylonen oo ah qoraa Ruush ah, laakiin ku nool magaalada Charleston ee gobolka South Carolina, USA ayaa waxa uu qoray April 11 2022, maqaal uu ugu magacdaray External Power Competition in the Horn of Africa ama Quwadaha Shisheeye ee ku tartamaya Geeska Afrika.

Aleksi Ylonen waxa uu sheegay in talaabada koobaad ay tahay in wadamo badan ay aqoonsan doonaan Somaliland, talaabada labaad ee markhaatiga loo noqonayo ay tahay in Maraykanka uu hogaamin doono wadamo badan oo ay ku jiraan Japan, France iyo Saudi Arabia, kuwaas oo si rasmi ah u degi doona magaalada Berbera.

Maqaalka Aleksi Ylonen oo ay daabaceen warbaahinta caalamka ayaan u tarjumi doonaa Af- Soomaali April 20, 2022.

XIGASHO; AHMED ADAM.

COMMENTS
LINKS