Prof Ibraahim Meecaad Oo Ka Hadlay Arimo Xasaasiya, Kana Digay Mudo Kordhin Iyo Jahowareer Bulshada La Galiyo. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Prof Ibraahim Meecaad Oo Ka Hadlay Arimo Xasaasiya, Kana Digay Mudo Kordhin Iyo Jahowareer Bulshada La Galiyo.
April 25, 2022 - Written by Editor:

CANADA(W,N)-Prof Ibraahim Maxamed Meecaad oo kamid ah Aqoonyahanka Reer Somaliland eek u Dhaqan dalka Canada kana mid ahaa saraakiishii SNM eek u guulaysatay dib ulasoo Noqoshada Madaxbanaanida jamhuuriyada Somaliland ayaa ka Hadlay xaalada siyaasadeed ee ka taagan dalka Muranka Xisbiyada mucaaridka iyo xukuumada oo uu sheegay in ay isku Dul haystaan bulsho duruufo badani ku gadaamin yihiin.

Sidoo kale Prof Meecaad ayaa hadlay qabsoomida doorashada Madaxtooyada ee dhamaadka sanadka iyo welwelka laga qabo In mudo kordhin loo sameeyo xukuumada madaxwayne biixi Isagoo fariimo isbarkan udiray xukuumada iyo hogaanka Xisbiyada mucaaridka jsl.

Dhanka kale prof meecaad ayaa ka hadlay sida cadowga Somaliland ugu foogan yahay iyo war la,aanta xukuumada iyo shacabka,

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

COMMENTS
LINKS