Mushraxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Cirro Oo Ku Sugan Suuqa Waaheen Oo Wali Gubanaya | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Mushraxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Cirro Oo Ku Sugan Suuqa Waaheen Oo Wali Gubanaya
April 1, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Musharaxa madaxwayne ee xisbiga wadani cabdiraxmaan ciro iyo masuuliyiin kale oo xisbiga katirsan ayaa ku sugan badhtamaha magaalada hargaysa oo uu gubanayo suuqa waaheen kaasi oo lagu gudo jiro sidii loo bakhtiin lahaa.

Musharax cirro ayaa umada hantideedo ku gubayso suuqa waaheen ilaahay uga baryay in uu badalkeeda siiyo isagoo iyaga ugu baaqay in ay samraan

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS