Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Hanjabadii Taliye Dabagale Kula Kacay Xildhibaan Maxamed Abiib. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Hanjabadii Taliye Dabagale Kula Kacay Xildhibaan Maxamed Abiib.
April 19, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)Musharaxa madaxwayne ee xisbiga wadani cabdiraxmaan cirro ayaa booqday 60qof oo xukuumadu kasooxidh xidhay deegaanka ruqi ee gobolka awdal oo ku xidhan saldhiga iftin ee magaalada hargaysa

Sidoo kale cabdiraxmaan cirro ayaa k ahadlay hanjabaad taliyaha ciidanka boollisku kula kacay xildhibaan maxamed abiib.

COMMENTS
LINKS