Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex Oo Dib Xoriyadoodii Ugu Soo Celisay Badi Suxufiyiintii Xidhnaa Iyo Magacyada Sedex Wariye Oo Xabsiga Lagu Reebay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex Oo Dib Xoriyadoodii Ugu Soo Celisay Badi Suxufiyiintii Xidhnaa Iyo Magacyada Sedex Wariye Oo Xabsiga Lagu Reebay.
April 19, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Maxkamada gobolka maroodi jeex ayaa saaka sii daysay 12 wariye oo kamid ah suxufiyiintii xukuumadu xidh xidhay halka ay sedex wariyena kusii reebtay xabsiga

Sidoo kale waxaa soo daynta suxufiyiintan ka hadlay xildhibaano iyagu ka shaqeeyay soo dayntooda iyo qaarkamid ah suxufiyiintii xidhnaa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS