Masuuliyiinta Komishanka Tamarta JSL Oo Soo Kormeeray Suuqa Gobonimo Iyo Xaafada Daami. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Masuuliyiinta Komishanka Tamarta JSL Oo Soo Kormeeray Suuqa Gobonimo Iyo Xaafada Daami.
April 14, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha komishanka tamarta Somaliland iyo masuuliyiin katirsan komishanka ayaa kormeer ku tagay suuqa gobonimo ee magaalada hargaysa iyo xaafada daami halkaasi oo ay ukuur galayeen sida ay xadhka laydhku ugalaan xaafadan iyo suuqa gobonimo si looga taxadiro halis ka dhalan karta dabka.

COMMENTS
LINKS