Masjidka Cali Mataan Oo Lagu Soo Gabo Gabeeyay Tartanka Quraanka Bisha Ramadaan Iyo Abaalmarino La Gudoonsiiyay Ardaydii Kaalmaha Hore Galay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Masjidka Cali Mataan Oo Lagu Soo Gabo Gabeeyay Tartanka Quraanka Bisha Ramadaan Iyo Abaalmarino La Gudoonsiiyay Ardaydii Kaalmaha Hore Galay
April 15, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Masaajidka cali mataan ee magaalada hargaysa ayaa lagu soo gabo gabeeyay tartanka quraanka ee sodonka jis kaasi oo ay ka qaybgaleen ardayday ka kala socotay gobolada dalka.

Munaasibada xidhitaanka tartanka quraan ayaa waxaa ka qaybgalay gudoomiyaha golaha wakiilada,Wasiirka arimaha dastuurka iyo xidhiidhka golayaasha, culimo awdiin iyo bulshada qaybaheeda kala duwan.

Sidoo kale tartankan oo ay maalgalisay shirkada dahabshiil ayaa abaal marino lagu gudoonsiiyay ardaydii kaalmaha hore gashay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA MUNAASIBADAN;

 

 

COMMENTS
LINKS