Madaxwaynaha Jsl Oo Kulan La Qaatay Xubnaha komishanka Doorashooyinka Oo Khilaaf Soo Kala Dhexgalay Iyo Qodobada Kazoo Baxay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha Jsl Oo Kulan La Qaatay Xubnaha komishanka Doorashooyinka Oo Khilaaf Soo Kala Dhexgalay Iyo Qodobada Kazoo Baxay.
April 28, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynaha JSL Md Muuse Biixi Cabdi ayaa kulan la qaatay guddida doorashooyinka Qaranka JSL. Guddida iyo Madaxwaynaha ayaa isla qaatay in arrinkii khilaafka dhaliyey loo maro sharciga dalka.

 

Warsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Wasiirka Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigalinta JSL ahna Afhayeenka Xukuumadda JSL Md Saleebaan Yuusuf Cali Koore.

 

 

COMMENTS
LINKS