|
|||||
WAJAALE NEWS
“Madaxda Iyo Siyaasiyiinta Waxaan Leeyahay, Waar Hadalada Xanafta Leh Ee Shakiga Abuuraya, Ee Umadda Iska Horkeenaya In Laga Daayo Weeyi” Maayar Mooge.
April 8, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada hargaysa cabdikariim axmed mooge oo ka hadlay kulankii ganacsatada iyo madaxwaynaha ee caawa ka dhacay qasriga madaxtooyada ayaa ugu horay umahad celiyay ganacsatada iyo cidkasta oo ka gurmatay masiibadii suuqa waaheen ee ay kumaan shacabka Somaliland ah ku gubatay hantidoodu’ Sidoo kale maayarka mooge ayaa fariin culus udiray xisbiyada mucaaridka iyo masuuliyiinta kale ee sida khaldan uga hadlaya gurmadka loogu jiro masiibadii ka dhacday suuqa waaheen isagoo ugu baaqay in ay ilaahay ka baqaan oo ay joojiyeen hadal guracan ee ay bulshada ku kala qaybinayaan. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:MAAMULKA PUNTHLAND OO ISU DIYAARINAYSA DAGAAL AY KULA WAREEGAYSO DEEGAAMADA BARIGA SANAAG IYO JAWAAB... WAR-SAXAAFADEED: Gudida Ictiraaf Raadinta JSL.Oo Kulankii 1aad Yeeshay Iyo Qodobada kasoo Baxay. Wel-welka Shaqaalaha Dekeda Berbera Oo Sii Xoogaystay Iyo Maamulka Shirkada DP-World Oo Shaqaalaha U... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|