Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Shaaciyay Wakhtiga La Nadiifinayo Suuqa Waaheen Iyo Fariinta Uu Udiray Shacabka. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Shaaciyay Wakhtiga La Nadiifinayo Suuqa Waaheen Iyo Fariinta Uu Udiray Shacabka.
April 10, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-maayarka caasimada hargaysa ayaa goordhawayd shaaciyay in maalinta bari ah la nadiifin doono suuqa waheen isagoo awaamiirta uu faray shacabka caasimada iyo cidkasta oo ka qayb qaadanaysa Nadiifinta suuqa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS