|
|||||
WAJAALE NEWS
Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Magaalada Nayroobi Kaga Qaybgalay Shir Dhaqaale Loogu Ururinayo Dadkii Ku Caydhoobay Suuqa Waaheen.
April 17, 2022 - Written by Editor:NAIROBI(W,N)-Maayarka caasimada hargaysa cabdikariim axmed mooge ayaa caasimada dalka kenya e nairobi kaga qaybgalay shir dhaqaale ganacsatada somaliyeed ugu ururinayeen dadkii ku caydhoobay suuqa waaheen oo gabi ahaanba gubtay Sidoo kale maayarka caasimada ayaa shirkan ka jeediyay khudbad uu kaga warbixiyay gubashadii suuqa waaheen iyo waxa ay shacabka reer somaliland ka filayaan ganacsatada dalka kenya in ay kaga qayb qaataan gurmadka loogu jiro taakulaynta dadkii ku caydhoobay waaheen. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKAN WARKAN;
Related posts:DAAWO;-Gudiga Qandaraasyada Oo Shaaciyay Magacyada Shirkadaha Ku Guulaystay Mashaariic Ay Hore Unaad... Daawo: Maayarka gabiley shucayb oo maanta si balaadhan loo soo dhaweeyay kadib markuu ka soo laabtay... Daawo: Ururka Swad ee haweenka reer somaliland ee norway oo maanta deeq wax-barasho soo gaadhsiiyay ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|