Maamulka Degmada Wajaale Oo Gubay Alaabooyin Dhacay Iyo Digniinta Ay Udireen Ganacsatada. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maamulka Degmada Wajaale Oo Gubay Alaabooyin Dhacay Iyo Digniinta Ay Udireen Ganacsatada.
April 26, 2022 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W,N)-Maamulka degmada tog wajaale oo ayaa goob fagaare ah ku gubay alaabooyin ay wakhtigoodu dhaceen.

Sido kale maamulka degmada tog wajaale ayaa digniin udiray ganacsatada iyagoo sheegay in talaabo laga qaadi cida lagu qabto iyagoo iiibinaya Alaabo dhacay.

 

COMMENTS
LINKS