|
|||||
WAJAALE NEWS
komishanka Doorashooyinka Jsl Oo Xilkii Ka Qaaday Gudoomiyihii Gudida Iyo Cabdirashiid Riyo Raac Oo Sharci Daro Ku Tilmaamay Xilka Qaadistiisa!
April 27, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Komishanka doorashooyinka Somaliland ayaa xilkii ka qaaday gudoomiyihii gudida cabdirashiid riyo raac kaasi oo ay sidaasi ku baahiyeen warsaxafadeed ay soo saareen halka ay gudoomiyaha cusub ee komishanka udoorteen marwo kaltuun sheikh xasan. Dhanka kale gudoomiyhii xilka laga qaaday cabdirashiid riyo raac ayaa sharci daro ku tilmaamay xilka qaadistiisa HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:DAAWO;-Boobe Yuusuf Ducaale Oo Ka Sheekeeyay Taariikhda Abwaan Hadraawi Iyo Qiso Dhex Martay Siyaad ... Gaadhi Nooca Xamuulka Qaada ah Oo Dib Uga Noqday Dalacada Jidka Isku Xidha Xaafadaha Xero Awr Iyo ... “Hal Ku Dhigyadii Daahir Riyaale Waxaa Kamid Ahaa “Somaliland Mudo Kordhin Ku Iibsami Mayso, Ee Door... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|