Itoobiya Iyo Somaliland Oo Kala Sexeexday Heshiish La Xidhiidha Xakamaynta Sixir Bararka! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Itoobiya Iyo Somaliland Oo Kala Sexeexday Heshiish La Xidhiidha Xakamaynta Sixir Bararka!
April 23, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Itoobiya iyo somaliland ayaa kala sexeexday heshiish la xidhiidha xakamaynta sixir bararka lacagta birta iyo lacagaha qalaad ee ukala gudba itoobiya iyo somaliland gaar kuwa magaalada wajaale.

Waxana heshiish labada dawladood ukala matalayay waftiga kasocday itoobiya oo afar maalmood ku suganaa somaliland iyo madaxda baanka Somaliland.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN ITO QODOBADA KASOO BAXAY!

 

 

 

COMMENTS
LINKS