Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Somaliland Oo Raashin Uqaybiay Qoysas Danyar Ah. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Somaliland Oo Raashin Uqaybiay Qoysas Danyar Ah.
April 8, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha Qaranka oo kaashanaysa haayada iom ayaa raashin uqaybiyay qoysas danyar oo ku nool magaalada hargaysa kuwaasi oo iskugu jira qaxoonti anaajib ah iyo qoysaska dadkii laga soo celiyay tahriibta.

Waxaana halkaasi ka hadlay gudoomiyaha haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha qaranka iyo masuul ka socday haayada iom oo iyadu bixisay raashinkan dadka loo qaybiyay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS