Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Oo Kaashanaysa Haayada King Salmaan Ayaa Raashin Uqaybisay 500 Qoys. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Oo Kaashanaysa Haayada King Salmaan Ayaa Raashin Uqaybisay 500 Qoys.
April 5, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Haayada qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Somaliland oo kaashanaysa haayada boqor salmaan ayaa raashin uqaybisay 500 qoys oo kamid ah qaxoontiga yemeniyiinta ah ee ku nool magaalada hargaysa.

Waxaana qaybinta raashinkan ka hadlay gudoomiyaha haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha qaranka cabdikariim axmed maxamed (Xinif) iyo masuuliyiin ka socday haayada king salmaan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS