|
|||||
WAJAALE NEWS
Haayada Havoyoco Oo Laba Cagaf Ku Wareejisay Beeralayda Deegaanada Laaya Iyo Gogoysa Bari Ee Gobolka Gabiley.
April 26, 2022 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Haayada Havoyoco Ayaa Laba Cagaf Cagaf Ku Wareejisay Tuulooyinka Laaya Iyo Googoysa Bari oo katirsan gobolka Gabiley. Munaasibada haayada Havoyoco ku wareejisay labada cagaf cagaf ayaa waxaa goob joog ka ahaa iskuduwaha wasaarada beeraha ee gobolka gabiley, odoyaasha deegaanka iyo masuuliyiin ka socday haayada Havoyoco Kuwaasi oo ka hadlay ujeedada cagafyadan loo siiyay dadka deeganka iyo sida ay uga faa,iidaysanayaan. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Dowlada Somaaliya Iyo IGAD Oo Kawada Hadlay Ilaalinta Nabad Galyada Badda Cas Iyo Gacanka Cadmeed. DAAWO;Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah Ee Waddani iyo Wafti Balaadhan uu Hogaaminayo Oo Maanta Si ... Daawo:Qaar Ka Mid Ah Urur Diimeedkii Lagaga Dhawaaqay Magaalada Hargaysa Oo Jeelka Loo Taxaabay Iyo ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|