Haayada Havoyoco Oo Laba Cagaf Ku Wareejisay Beeralayda Deegaanada Laaya Iyo Gogoysa Bari Ee Gobolka Gabiley. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Haayada Havoyoco Oo Laba Cagaf Ku Wareejisay Beeralayda Deegaanada Laaya Iyo Gogoysa Bari Ee Gobolka Gabiley.
April 26, 2022 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Haayada Havoyoco Ayaa Laba Cagaf Cagaf Ku Wareejisay Tuulooyinka Laaya Iyo Googoysa Bari oo katirsan gobolka Gabiley.

Munaasibada haayada Havoyoco ku wareejisay labada cagaf cagaf ayaa waxaa goob joog ka ahaa iskuduwaha wasaarada beeraha ee gobolka gabiley, odoyaasha deegaanka iyo masuuliyiin ka socday haayada Havoyoco Kuwaasi oo ka hadlay ujeedada cagafyadan loo siiyay dadka deeganka iyo sida ay uga faa,iidaysanayaan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS