|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Urur Siyaasadeed Asaas Oo Magaalada Gabiley Ka Daah-furay Tartanka Koobka Bisha Ramadaan!
April 5, 2022 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Tartanka Bisha Barakaysan Ee Ramadaan Ayaa Maanta Si Rasmiay Looga Daah-Furay Garoonka Weyn Ee Magaalada Gabiley Waxana Sanadkani Loogu Magac Daray Ururka Asaas Oo Uu Fuay Caydaruus Aadan Gawraf Oo Ka Mida Dhalinyarada Somaliland Xilal Kala Duwan kasoo Qabtay Xukumadihii Kala Danbeeyey . tartankani Ayaa Noqonaya tartankii Labaad Ee Gobolada Galbeedka Somaliland Uu ka Daah-Furo Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Asaas Caydaruus Aadan Waxana Furitaanka tartan Ciyaareedkani Ku Wehelinayey Xubno Ka Socday Xidhiidhka Kubada Cagta , Wakiilka Xidhiidhka Kubada Cagta Ee Gabiley , Garsoorayaal Iyo Dadweyne Aad U Tiro Badan Oo Soo BUux Dhaafiyey Garoonka.
Ciyaartii Ugu Horaysay Ee Lagu Daahfuray tartankani Waxa Wada Ciyaaryey Koox Ku Ciyaaraysay magaca Quality HD Sports Iyo Kooxda Ku Ciyaaraysay magaca Golis Mineral water . Galabta Waxa Kasoo Xaadiray Garoonka Taarabuun aad U badan Oo U Daawasho Imid Garoonka .
Related posts:Daawo:War Bixin Xiiso Badan Oo Wariyaha Caanka ah Ee C/salaam Hereri Ka Diyaariyay Dhaqanada Ay Wada... Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Oo Tacsi Udiray Qoysaska Xubno Xisbiga Katirsanaa Oo Ku Geeriyooday Dalka... Gudoomiyaha Ucid oo daaha ka feyday in loo hanjabay iyo cidii u hanjabtayba, si mug weyn u canbaaree... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|