|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudida Uu Madaxwaynuhu Umagacaabay Masiibada Suuqa Waaheen Oo Shaaciyay Qiimaynta Hordhaca ah Ee Khasaaraha Iyo Qodobo Kale!
April 2, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudida uu madaxwaynaha Somaliland umagacaabay masiibada ka dhacay suuqa waaheen ee magaalada hargaysa oo khasaare culus uu soo gaadhsiiyay dab xalay qabsaday ayaa soo saaray qodobo la xidhiidha sida ay uguda galayaan ,qiimaynta khasaaraha hordhaca ee soo gaadhay ganacsatada Sidoo kale maayara caasimada oo ku hadlay afka gudida ayaa shaaciyay akoonada loogu talo galay in qaadhaanka lagu soo hagaajiyo iyo wakhtiga ay nadiifinayaan suuqa gubtay oo ay dawlada hoose ka saari doonto wadooyin. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|