Gudida Tacliinta Sare Ee Somaliland Oo Kulan Layeeshay Waftiga Ka Socday Dalka Turkiga. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudida Tacliinta Sare Ee Somaliland Oo Kulan Layeeshay Waftiga Ka Socday Dalka Turkiga.
April 26, 2022 - Written by Editor:

Hargeysa (W,N)- Gudiga Tacliinta Sare ee Jamhuuriyada Somaliland ayaa Xafiiskooda ku Qaabilay Wefti ka Socda Dalka Turkiga kuwaasi oo ay ka wada hadleen arimo muhiim ah iyo iskaashiga dhinaca waxbarashada ee labada dal.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

COMMENTS
LINKS