|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudida Tacliinta Sare Ee Jsl Oo Ka Hadlay Masiibadii Ka Dhacay Suuqa Waaheen Oo Badi Gubtay!
April 4, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Agaasimaha guud ee gudida tacliinta sare ee jamhuuriyada Somaliland Ibraahim Amiin Gadiid ayaa ka hadlay masiibadii gubashada suuqa waaheen ee magaalada hargaysa isagoo shacabkii khasaaraha hantiyeed kazoo gaadhay uga tacsiyadeeyay ilaahay uga baryay in uu cawil khayr qaba ugu badalo. Sidoo kale Agaasimaha Gudida tacliinta sare ayaa iclaamiyay shir ay gudidu iskugu iman doonta oo lagaga hadli doona masiibada suuqa waaheen. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Gudida Joogtada Ee Golaha Guurtida Oo Booqasho Ku Tagay Xarunta Dhaqanka Hargaysa Iyo Waxyaabaha Ay ... DAAWO; Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo Walaac Xoogan ka Mujiyey Go,aan ka Gaadhida Arinta Saami Qay... DAAWO ;Gudoomiyayaasha Xisbiyda Qaranka JSL Oo ka Hadlay Arimaha Doorashooyinka Iyo Qaadhan Bixiyaas... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|