Gudida Nabadgalyada Gobolka Gabiley Oo Kulan Yeeshay Iyo Qodobada Lagaga Hadlay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudida Nabadgalyada Gobolka Gabiley Oo Kulan Yeeshay Iyo Qodobada Lagaga Hadlay!
April 20, 2022 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Gudida Nabadgalayada ee gobolka gabiley ayaa yeeshay kulan kaasi oo lagaga wada hadlay sidii loo xoojin lahaa wada shaqaynta laamaha amaanka ee gobolka.

Kulankan ayaa waxaa gudoominayay badhasaabka gobolka Gabiley Cabdiqani Maxamuud Jiidhe.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS