Guddida Doorashooyinka Oo Dhaariyey Madaxda Heer Gobol iyo Heer Degmo Ee Komishanka Doorashooyinka. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Guddida Doorashooyinka Oo Dhaariyey Madaxda Heer Gobol iyo Heer Degmo Ee Komishanka Doorashooyinka.
April 25, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Komishanka Doorashooyinka Qaranka ayaa tababar u soo xidhay isla markaana dhaariyey madaxda heer Gobol iyo heer Degmo ee Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL.

Tababarkan oo maalmahan uga socday magaalada Hargeysa ayaa lagu baranayey sidii madaxda Goboladu uga shaqayn lahaayeen Diwaangelinta Codbixiyayaasha oo dhawaan dalka ka bilaabmi doonta.

Waxana halkaa dardaaran uga jeediyey xubnaha Komishanka Doorashooyinka oo uu horkacayo Gudoomiyaha Komishanka Doorashooyinka.

COMMENTS
LINKS