Gabadh Mudo Uxidhay Booliska Oo Ay Dhaliishay Oo Maanta Dib Uheshay Xoriyadeedii | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gabadh Mudo Uxidhay Booliska Oo Ay Dhaliishay Oo Maanta Dib Uheshay Xoriyadeedii
April 23, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Maxkamadda Gobolka Maroodi-Jeex ayaa Maanta Dib Xorriyadeedi ugu soo Celisay Hibo Faysal oo dhawaan la xidhay ka dib markii ay cabasho ka muujisay askarta dawlada hoose ee Hargeysa oo ay sheegtay inay dib ugu iibinayaan dalaayadihii lagu caawiyay dadkii ku caydhoobay suuqa Waaheen.

COMMENTS
LINKS