HARGAYSA(W,N)-Maxkamadda Gobolka Maroodi-Jeex ayaa Maanta Dib Xorriyadeedi ugu soo Celisay Hibo Faysal oo dhawaan la xidhay ka dib markii ay cabasho ka muujisay askarta dawlada hoose ee Hargeysa oo ay sheegtay inay dib ugu iibinayaan dalaayadihii lagu caawiyay dadkii ku caydhoobay suuqa Waaheen.