|
|||||
WAJAALE NEWS
Dhalinyaradii Ka Shaqayn Jirtay Suuqa Waaheen Oo Cabasho Ka Muujiyay Qaabka Wax Loo Wado Iyo Baaqa Ay Udireen Xukuumada Iyo Maayarka Caasimada.
April 8, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah dhalinyaradii ka shaqayn jirtay meheradihii gubtay ee suuqa waaheen ee magaalada hargaysa ayaa caawa iskugu soobaxay banana bax ay kaga cabanayaan qaabka wax loo wado iyo in aan iyaga gudida iyo ganacsatadii ay ushaqaynayeen xaaladooda nololeed hoos u eegin ismarkaana ay duruufo adag ku xeeran yihiin. Dhalinyaradan ayaa xukuumada Somaliland iyo maayarka caasimada ka codsatay in xaaladooda nololeed hoos loo eego iyagoo sheegay in ay ubaahan yihiin in gudiyada qiimanaya xaalada khasaare ee suuqani ay ku darsadaan liiska/ HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; https://youtu.be/OimkUm7vfzI Related posts:Shirkii Golaha Wasiirada Somaliland oo Lagaga Dooday Xeerar Ay Soo Gudbiyeen Wasaaradaha Qaarkood Daawo: Xildhibaanadii U Codeeyey Xildhibaan Cabdiraxmaan Talyanle Oo Taageeray Baashe Maxamed Faarax Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile Oo Dhaliilay Hogaanka Ciidanka Police-ka, Soona Dhaweeyey Darajooyi... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|