Dawlada Itoobiya Oo Xadhiga Ka Jartay Deked Cusub Oo Ay Ka Samaysatay Dalkeeda. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dawlada Itoobiya Oo Xadhiga Ka Jartay Deked Cusub Oo Ay Ka Samaysatay Dalkeeda.
April 21, 2022 - Written by Editor:

ADIS ABABA(W,N)-Dawlada itoobiya ayaa xadhiga ka jartay deked qalalan oo cusub taasi oo laga hirgaliyay gobolka axmaarada ee dalka itoobiya taasi oo bilowday adeegyada ay uqabanayso ganacsatada itoobiya ee alaabaha kala soo dega dekeda jabuuti iyo kuwo kale ee galbeedka Africa.

HAKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS