|
|||||
WAJAALE NEWS
Dab Xoogan Oo Ka Kacay Suuqa Waaheen Ee Badhtamaha Magaalada Hargaysa Oo Aan Wali Lagu Guulaysay In la Bakhtiiyo Iyo Khasaare Balaadhan Oo Uu Gaystay.
April 1, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Dab Xoogan ayaa caawa fiidkii ka kacay suuqa waaheen ee Badhtamha hargaysa kaasi oo aan wali a bakhtiin islamarkaana Kusii faafaya suuqa.
Dabkan ayaa ilaa hada inta la ogyahay waxaa ku shufbeelay Meherado tiro badan oo ganacsi. Sidoo kale ciidamada dab damiska, booliska iyo ciidamada qaranka ayaa ku hawlan sidii ay dabkan u xamayn lahaayeen. Dhanka kale gurmado faro badan ayaa soo gaadhaya kuwaasi oo qaarkood hada ka yimaadaan Gobolka gabiley. Masuuliyiinta xukuumada ayaa iyagu ku sugan goobtan oo laga cabsi qabo in uu kusii faafo goobo ganacsi oo kale sida kaalmo shidaal iyo xarumo shirkadaha isgaadhsiinta ah. WIXII KASOO KORDHA KALA SOCO WARARKEENA DANBE.
Related posts:Daawo:Cali Khaliif Galaydh Oo Ka Badbaaday Shirqool Jidgooyo ah Oo La Damacsanaa In Lagu Khaarajiyo “Waxan Maqlayay Rag Leh Kulmiye Ha Noolaado, Kulmiye Haduu Dadka Wax Qaban Waayo, Halkan Ku Noolaan ... DAAWO;-Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuum Xildhibaan Cabdikariim Aw Cali Shabee... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|