Dab Qabsaday Markae Guri Kuyaala Xaafada State House | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dab Qabsaday Markae Guri Kuyaala Xaafada State House
April 14, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Guri ayaa ku gubtay xaafadda State-House-ka ee magaalada Hargeysa. Xaafaddan ayaa ah mid isku raran ah oo ay degan yihiin dad danyar ah.

Toddobaadkan gudihiisa waa gurigii labaad ee gubta.

Ciidammada dabdamiska ayaa la Tacaalaya daminta dabkan.

 

COMMENTS
LINKS